iPhoneAddict Apps
  • Actualités
  • Accueil Apps
  • iPhone
  • iPad
  • Universelles
  • Mac
  • Apple TV
KG KultureGeek
App
iPhone / iPad Télécharger iAddict v5 Mac Télécharger iAddict Mac
  • Actualités
  • Accueil Apps
  • iPhone
  • iPad
  • Universelles
  • Mac
  • Apple TV
  • Archives keynotes
  • Firmwares & iTunes
  • Contactez-nous
  • Comparateur de prix
  • KultureGeek
Accueil » Liste des Apps » Apps Universelles » Shopping » Dalab Online Shopping App
1.0 iOS €Gratuit Abduwahab Hashi 0 0 Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan. Ka xuloDalab Online: 1....
Dalab Online Shopping App

Dalab Online Shopping App

iOS Universel / Shopping

Gratuit
Obtenir sur l'App Store
Facebook X E-mail

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.


Ka xuloDalab Online:
1. Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa .
2. Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.
3. Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.
4. Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Key Features:
1. Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go,aanka iibshadaada.

2. Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier wallet, Zaad iyo kuwa badan.

3. Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

4. La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.


Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka keenistana uu aad u jaban yahay.
2) Dalab Online waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.
3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

For contact:

Email: support@dalabonline.com

phone number: +252 61 2597175

Social Media Accounts :-

www.facebook.com/dalabonline1
www.instagram.com/dalabonline
www.youtube.com/dalabonline
www.twitter.com/dalabonline

En voir plus...

  • Screenshot #1 pour Dalab Online Shopping App
  • Screenshot #2 pour Dalab Online Shopping App
  • Screenshot #3 pour Dalab Online Shopping App
  • Screenshot #4 pour Dalab Online Shopping App
  • Screenshot #5 pour Dalab Online Shopping App
  • Screenshot #6 pour Dalab Online Shopping App

Note

(0 note)

Détails sur l'application

Version
1.0
Taille
80.4 Mo
Version minimum d'iOS
12.1
Dernière mise à jour
15/06/2024
Publié par
Abduwahab Hashi

Newsletter App Store

Recevez chaque jour les meilleures promos

Actualité Apple

Image Les États-Unis ne veulent pas qu’Apple achète de la RAM chinoise
Les États-Unis ne veulent pas qu’Apple achète de la RAM chinoise
Image Apple retire sa pub polémique avec un enfant et un iPhone en Italie
Apple retire sa pub polémique avec un enfant et un iPhone en Italie
Image L’iPhone Ultra pliable va-t-il résoudre les défauts du Galaxy Z Fold 8 ?
L’iPhone Ultra pliable va-t-il résoudre les défauts du Galaxy Z Fold 8 ?
Image Mac : des hackers exploitent la faille du partage d’écran avec un mineur de cryptomonnaie
Mac : des hackers exploitent la faille du partage d’écran avec un mineur de cryptomonnaie
iPhoneAddict Apps

Le catalogue iPhoneAddict pour suivre les nouveautés, mises à jour et baisses de prix de l’App Store.

Apps

Toutes les apps iOS iPhone iPad Universelles Mac Apple TV

iPhoneAddict

Actualité Apple Archives keynotes Contact À propos KultureGeek

Suivez-nous

©2009-2026 i2CMedia. Tous droits réservés.