iPhoneAddict Apps
  • Actualités
  • Accueil Apps
  • iPhone
  • iPad
  • Universelles
  • Mac
  • Apple TV
KG KultureGeek
App
iPhone / iPad Télécharger iAddict v5 Mac Télécharger iAddict Mac
  • Actualités
  • Accueil Apps
  • iPhone
  • iPad
  • Universelles
  • Mac
  • Apple TV
  • Archives keynotes
  • Firmwares & iTunes
  • Contactez-nous
  • Comparateur de prix
  • KultureGeek
Accueil » Liste des Apps » Apps iPhone » Voyages » Dhaweeye
1.1.30 iOS €Gratuit TABAARAK ICT SOLUTIONS 2.7 6 Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye 1-Macaamiilka ayaa dooran...
Dhaweeye

Dhaweeye

iPhone / Voyages

Gratuit
Obtenir sur l'App Store
Facebook X E-mail

Qaabka is diiwaangalinta

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

En voir plus...

Quoi de neuf dans la dernière version ?

We update Dhaweeye app as often as possible to make it more reliable for you. There are includes several bug fixes and performance improvements in this version.

  • Screenshot #1 pour Dhaweeye
  • Screenshot #2 pour Dhaweeye
  • Screenshot #3 pour Dhaweeye

D'autres applications du développeur

Royal Rental CarsRoyal Rental CarsiPhoneNAJASHINAJASHIiPhoneQoortaagQoortaagiPhoneBeerta DaarusalaamBeerta DaarusalaamiOS Universel

Note

(6 notes)

Détails sur l'application

Version
1.1.30
Taille
218.4 Mo
Version minimum d'iOS
16.6
Dernière mise à jour
01/07/2026
Publié par
TABAARAK ICT SOLUTIONS

Newsletter App Store

Recevez chaque jour les meilleures promos

Actualité Apple

Image iOS 27 bêta 5 : la liste des nouveautés
iOS 27 bêta 5 : la liste des nouveautés
Image iOS 27 affiche désormais 5G+ pour la 5G SA avec la bêta 5
iOS 27 affiche désormais 5G+ pour la 5G SA avec la bêta 5
Image iPhone 18 Pro Max : la batterie avec une plus grosse capacité se confirme
iPhone 18 Pro Max : la batterie avec une plus grosse capacité se confirme
Image Release candidate pour iOS 26.6.1, iOS 18.7.10 et macOS 26.6.2
Release candidate pour iOS 26.6.1, iOS 18.7.10 et macOS 26.6.2
iPhoneAddict Apps

Le catalogue iPhoneAddict pour suivre les nouveautés, mises à jour et baisses de prix de l’App Store.

Apps

Toutes les apps iOS iPhone iPad Universelles Mac Apple TV

iPhoneAddict

Actualité Apple Archives keynotes Contact À propos KultureGeek

Suivez-nous

©2009-2026 i2CMedia. Tous droits réservés.