iPhoneAddict Apps
  • Actualités
  • Accueil Apps
  • iPhone
  • iPad
  • Universelles
  • Mac
  • Apple TV
KG KultureGeek
App
iPhone / iPad Télécharger iAddict v5 Mac Télécharger iAddict Mac
  • Actualités
  • Accueil Apps
  • iPhone
  • iPad
  • Universelles
  • Mac
  • Apple TV
  • Archives keynotes
  • Firmwares & iTunes
  • Contactez-nous
  • Comparateur de prix
  • KultureGeek
Accueil » Liste des Apps » Apps Universelles » Voyages » Tamaam Macamiil
L'application n'est plus disponible sur l'App Store français
1.3 iOS €Gratuit Abdifatah Dayib Ibrahim 0 0 Tamaam Taxi Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya...
Tamaam Macamiil

Tamaam Macamiil

iOS Universel / Voyages

Gratuit
Obtenir sur l'App Store
Facebook X E-mail

Tamaam Taxi

Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.

Car rental

Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.

Food delivery

Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.

Water truck delivery

Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.

Plumber

Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada biyaha, IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.

Electrician

Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

En voir plus...

Quoi de neuf dans la dernière version ?

Bug Fixing.

  • Screenshot #1 pour Tamaam Macamiil
  • Screenshot #2 pour Tamaam Macamiil
  • Screenshot #3 pour Tamaam Macamiil
  • Screenshot #4 pour Tamaam Macamiil
  • Screenshot #5 pour Tamaam Macamiil
  • Screenshot #6 pour Tamaam Macamiil

D'autres applications du développeur

Qalam PlatformQalam PlatformiOS Universel

Note

(0 note)

Détails sur l'application

Version
1.3
Taille
139.9 Mo
Version minimum d'iOS
9.0
Dernière mise à jour
06/11/2019
Publié par
Abdifatah Dayib Ibrahim

Newsletter App Store

Recevez chaque jour les meilleures promos

Actualité Apple

Image L’iPhone reste largement en tête aux États-Unis sur le Q2 2026, mais Samsung gagne du terrain
L’iPhone reste largement en tête aux États-Unis sur le Q2 2026, mais Samsung gagne du terrain
Image « Un désordre créé par Apple » : OpenAI rejette les accusations de vol de secrets
« Un désordre créé par Apple » : OpenAI rejette les accusations de vol de secrets
Image iOS 27 et macOS 27 : la 6e bêta publique est disponible
iOS 27 et macOS 27 : la 6e bêta publique est disponible
Image Apple dévoile ses preuves de vol de secrets par un ex-employé après sa plainte contre OpenAI
Apple dévoile ses preuves de vol de secrets par un ex-employé après sa plainte contre OpenAI
iPhoneAddict Apps

Le catalogue iPhoneAddict pour suivre les nouveautés, mises à jour et baisses de prix de l’App Store.

Apps

Toutes les apps iOS iPhone iPad Universelles Mac Apple TV

iPhoneAddict

Actualité Apple Archives keynotes Contact À propos KultureGeek

Suivez-nous

©2009-2026 i2CMedia. Tous droits réservés.